26/04/2019
Qasabka dalkeena soomaaliya waxaa laga bilaabey beeristiisa magaalada jowhar 1927dii, Waxana bilaabey shirkad talyaani ah oo layiraahdo S.AT.S muddo kadib waxaa la wareegtey shirkad kale oo la yirahdo S.N.A.I taasoo balaarisay waxsoosaarkii qasabka laga sameeyo sonkorta,
Bishii maajo 1970 kii, waxaa shaqadii shirkada SNAI la wareegay Dowlada waxaana la balaariyay beerihii qasabka iyo warshadaha.
1973dii waxsoosaarka sonkorta waxaa lagaarsiiyay 475,000 kiintaal oo sonkor ah sanadkiiba, dhinaca kale waxaa nashruuc sonkor qasab laga hirgaliyay mareeray oo ay maalgelisay dowlada imaaraadka carabta waxayna ugu talagashay in ay sonkorta loo iib geeyo wadama khaliijka oo imaaraadku kow ka yahay.
Hayeeshee, nasib daro waxay labadii shirkadood ku burbureen dagaaladii sokeeye beerihii qasabkana waa ay baaba'een .
Lkn sonkor qasabku wali waa ay jiraan dad beera lkn kaliya waxaa soo isticmaalaa cunid.
Elgaras bakol somalia
Comment Share & like