Daajiye Veterinary Services

Daajiye Veterinary Services Animal health care, Veterinary hospital, Animal fodder production.

02/09/2025

Waa ammin dhexe, hadana waxaan dareemaya inuu i saaranhy waajib u baahan gudasho, hurdadu iyo nasiinadu waxay Ka dambeysa kadib gurmadka mayeeraanka.

゚viralシfypシ゚viralシalシ

Our Vet. Clinic partner Duunyo Vet Clinic Cadaado waxay ugu adeegeysa dadkeeda iyo deegaankaba si hufan.
01/09/2025

Our Vet. Clinic partner Duunyo Vet Clinic Cadaado waxay ugu adeegeysa dadkeeda iyo deegaankaba si hufan.

31/08/2025
13/07/2025

Rehydrating with D5+vitamins+ minerals, after C_section surgery.

Fuuq celin.

26/06/2025

Waxaan qaliin ku sameynay neefkaan oo bac ay ka xirtay qeybta caloosha ka mid ah ee (rumen) waxaana u sameynay qaliinka loo yaqaan( Rumenotomy).

Daajiye Veterinary Services waxaa kuugu diyaar ah dhaqaatiir u gargaaraya mayeeraanka.

Waxaa ka qalinka fuliyey.
Dr.Shafi'i Abdi Elmi
Dr.Maxamed Cabdirashiid Nuur
Dr. Cabdiraxmaan.

16/06/2025

Bacuhu wa dilaaaga xoolaheena iyo deegaankeenna fadlan aan Ka ilaalino ok yareyno isticmaalkooda, xoolahana aan Ka ilaalino si aysan dhibaato laxdaan oo kale ugu dhicina neefkii astaamahaas lagu arko si degdeg ah operation ha loogu fuliyo ee dhaqaatiirta xarunta daaweynta duunyada kuugu dhow la gaar.

F:G: dadka u mooda inay Laxdii dhigtay hadda wa ay caafimad qabta, sawirka hoose wa xalay, waxana u socda course

Dr. Shafi'i Abdi Elmi

Xaruntee waxay Ku taalaa Deg. Cadaado kasoo horjeedka qorrax soo baxa buundada neeshin ama nationlink.

Deg. Guricel Daajiye Veterinary Services kasoo horjeedka garoonka shimbira oonshe treatment 3week kadib ayaan dib idiinla wadaageyna Insha Allah.

12/06/2025

Amintu waa 23:00 habeennimo, waxaa nalagu soo war galiyey hashaan oo dhamaan minkii ka soo dhacey(uterine prolapse) kadib markii ay dhashay, kadib waxaan u sameynay gargaar dagdag ah,kadib dadaal iyo shaqo dheer ilaahey baa nagu guuleeyey inaa ku celino booskiisii.

Gurmadkaan waxaa hasha u fidiyey dhaqaatiirta xarunta Daajiye veterinary service. Xaruntu waxay ku taalaa D.guriceel, gaar ahaan shimbira-oonshe, agagaarka garoonka kubadda cagta, ka soo horjeedka maqaayadaha kowiyo labaatanaad.

Kala xariir: 0616132459
0618865562

07/06/2025

Hashaan oo marki ay dhashay minku/ilmo-galeenka kaso dhacay, ayaa la iso wargeliyey si aan u xaliyo, xanuun badan oo ay dareemeysay, dhinac ayey u dhacsaneyd oo ma istaagi karin culeyska iyo dhaawaca dartii ilaahey mahadiis waxan ku guuleystay inaan xaliyo ilaa uu nirigeedi nuugo ayadiina ay ka istaagto.

Dr Shafi'i Abdi Elmi

Daajiye Veterinary Services Guricsel kaso horjeedka qorrax soo baxa buundada neeshin/nationlink

Faahfaahin 61 8865562 616132459

03/06/2025

Af-gorofoow( orf diseases).

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618865562

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daajiye Veterinary Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daajiye Veterinary Services:

Share