Istiillavich

Istiillavich Intellectual beings are supposed to be involved.

Sida muuqata jaalle Xasan ayaa beryahaan dambe u dhaqmaya sidii qof alle garabkiisa ka baxay waayo tallaabaduu qaadaaba ...
13/02/2026

Sida muuqata jaalle Xasan ayaa beryahaan dambe u dhaqmaya sidii qof alle garabkiisa ka baxay waayo tallaabaduu qaadaaba waa mid isaga gowracaysa mucaaradkiisana siineysa fursado qaali ah oo Aaney shaqaysan tusaale waxaa kuugu filan isbaaradii cirka ee asbuucii tegey iyo isbaaradii dhulka ee xalay...mise odayga waxaa salfaday cuqubooyinkii ka dhashay mashruucii Cagafta iyo kuwo kaloo badan inkastoo dad qaarkood rumaysan yihiin inaan shacabka Soomaaliyeed cuqubooyinka laga galaa reebin wax cawaaqib xumo ah waayo maalin kasta madaxda Soomaaliya waxay maraan dhaar been ah welina waa soo wada taagan yihiin...malaha xisaab kale ayaa alle la sugayaa illeen waa siduu doono yeelee...

With Farhiya Kabayare – I'm on a streak! I've been a top fan for 11 months in a row. 🎉
13/02/2026

With Farhiya Kabayare – I'm on a streak! I've been a top fan for 11 months in a row. 🎉

Xasan Sheekh ayaa kaarkii ugu dambeeyey ka dhigtay inuu Saciid Deni u yabooho reysulwasaare xilli ay ka dhammaatay saaca...
12/02/2026

Xasan Sheekh ayaa kaarkii ugu dambeeyey ka dhigtay inuu Saciid Deni u yabooho reysulwasaare xilli ay ka dhammaatay saacaddii..

20/12/2025
Reer Xasan Sheekh ayaa sheegaya in haddii kismayo lagu shiro ay la mid tahay qiyaano qaran sharaftii hawiye iyo muqdisha...
20/12/2025

Reer Xasan Sheekh ayaa sheegaya in haddii kismayo lagu shiro ay la mid tahay qiyaano qaran sharaftii hawiye iyo muqdishana meel looga dhacay..kkkkkkk
Taasi waxay muujineysaa maangaabnimada Damjadiid iyo ihaanada Soomaaliya ku soo dhacday 4tii sano ee la soo dhaafay iyo weliba sida ay lagama maarmaanka u tahay in si degdeg ah Damjadiid dalka looga badbaadiyo waayo sida muuqata dal iyo dad midna ha joogtee xataa carruurtooda laguma Aammini karo
Waxay u waalanayaanna waa qabyo ninkeedaa dhammaystira..

01/12/2025

Haddii reer Xasan Sheekh iyo QOOR QOOR Dagaalku noqdo waa in si buuxda loo garab istaago QOOR QOOR..

30/11/2025

Somalia without Hassan Sheekh soon

29/11/2025

Hassan Sheekh is now widely considered as the worst President Somalia had ever produced bypassing all prior records..

14/11/2025
14/11/2025

Happy birthday to you all

14/11/2025

Celebrating my 5th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Address

Muqdisho/Somalia
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252683505777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Istiillavich posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Istiillavich:

Share

Category