25/02/2026
: ๐ฆ๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ผ ๐
๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐
๐ถ๐น๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ด ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐ต๐ช
โAbaartu waa xilli udaran reer miyiga iyo dadka xoolaha dhaqda. Si xoolahaaga ay u gudbaan xilligan adag, raac talooyinkan muhiimka ah:
โ๐ญ. ๐๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ก๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ง
Xooluhu waxay u baahan yihiin biyo nadiif ah. Haddii biyuhu gabaabsi yihiin, isku day inaad siiso biyo aan cusbaysneyn si aysan u harraadin si xad-dhaaf ah. Sidoo kale, ha isku keenin xoolo badan hal god oo biyo ah si looga hortago faafidda cudurrada.
โโ๐ฎ. ๐ค๐๐๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต (๐ฆ๐๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ๐ด๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ป๐ด) ๐พ
Maadaama daaqu yaraaday, mudnaanta sii:
โXoolaha dhalaya (irmaan).
โKuwa uureysan.
โIyo kuwa aadka u daciifka ah.
Haddii aad siinayso calaf la soo iibiyey, hubi inuu yahay mid tayo leh oo aan lahayn caaryo
โโ๐ฏ. ๐๐ฎ-๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐๐๐ฑ๐๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ (๐ฉ๐ฒ๐๐ฒ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฟ๐ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ) ๐ฉบ
Xoolaha abaartu ku dhacday difaacoodu waa daciif. Waxay u nugul yihiin cudurrada sida sambabka iyo dulinka (Gooryaanka iyo Shilin-ka).
โTalo: kahortaga marwalba xolahaga inwy daciifnimo u dhintaan, sii fitamiino iyo daawooyinka gooryaanka si ay cuntada u cunaan uguna faa'iidaystaan.
โ๐ฐ. ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ผ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐๐
Iska ilaali inaad xoolaha u kaxayso masaafo fog oo daaq raadis ah. Socodka badan wuxuu ka gubayaa tamarta yar (energy) ee ay haystaan. Waxaa fiican in meel dhow lagu hayo haddii calaf la heli karo.
โ
๐๐๐๐๐: ๐๐ค๐ฌ ๐ฉ๐ค ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐จ๐ฉ๐ค๐๐ ๐ฟ๐ช๐ง๐๐ฃ๐ ๐ฟ๐ง๐ค๐ช๐๐๐ฉ ๐๐๐๐จ๐ค๐ฃ๐จ ๐ต๐ช
โDrought is a challenging time for pastoralists and livestock owners. To help your animals survive these harsh conditions, follow these essential expert tips:
โ1. Water and Hygiene ๐ง
Livestock need access to clean water. If water is scarce, ensure it is not overly saline to prevent excessive thirst. Also, avoid overcrowding animals at a single water source to prevent the spread of infectious diseases.
โ2. Strategic Feeding ๐พ
Since natural grazing is limited, prioritize your feeding resources for:
โLactating (milking) animals.
โPregnant livestock.
โThe weakest animals in the herd.
If you are using commercial fodder, ensure it is high quality and free from mold.
โ3. Disease Prevention (Veterinary Care) ๐ฉบ
Animals affected by drought have weakened immune systems. They are highly vulnerable to respiratory diseases and parasites (like worms and ticks).
โTip: Don't let them die of weakness; provide essential vitamins and deworming treatments to ensure they utilize the little food they eat efficiently.
โ4. Minimize Long-Distance Trekking ๐โโ๏ธ
Avoid walking your livestock long distances in search of pasture. Excessive movement burns the little energy they have left. It is better to keep them in a shaded, confined area if fodder can be provided.
โ