salmalajecleey

salmalajecleey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from salmalajecleey, Veterinarian, https://her.is/2sABGYI, Hargeysa.

Mararka qaarkeed sida ay kuula dhaqmaan ayaab ah jawaabta aad u baahantahay 🥰
22/10/2023

Mararka qaarkeed sida ay kuula dhaqmaan ayaab ah jawaabta aad u baahantahay 🥰

Boqolal waji op qurux badan waxa ka fiican hal qalbi oo daacada ah ❤️😍
11/10/2023

Boqolal waji op qurux badan waxa ka fiican hal qalbi oo daacada ah ❤️😍

Waa run oo ma awoodno inan aragno booska aan ku leenahay qalbiyada dadka lakiin waxan awoodna inan ka dareeno ficilada a...
26/04/2023

Waa run oo ma awoodno inan aragno booska aan ku leenahay qalbiyada dadka lakiin waxan awoodna inan ka dareeno ficilada ay sameenayaan marka aan la joogno 🥺💯

Waxey igu dhaheen no sharax naxariista waxey tahay💗😍 waxan ku dhahay aniga waxan haystaa💥💯🥰 qof iftiimiyay dhinac welbo ...
18/03/2023

Waxey igu dhaheen no sharax naxariista waxey tahay💗😍 waxan ku dhahay aniga waxan haystaa💥💯🥰 qof iftiimiyay dhinac welbo qalbigeyga o mugdi ahaa ❤️

In aada cunto ka gaajoota maaha doqonimo balse in cilmi ka gaajooto oo aada jaahil ahaato waa doqonimo 🤷‍♀️
10/12/2022

In aada cunto ka gaajoota maaha doqonimo balse in cilmi ka gaajooto oo aada jaahil ahaato waa doqonimo 🤷‍♀️

Gobonimo ha wada bidin ruuxada galaba is barataan Han moodin gacalkaa guushada ruux neceb adigoon gar gaar bidin ruuxa g...
01/09/2022

Gobonimo ha wada bidin ruuxada galaba is barataan Han moodin gacalkaa guushada ruux neceb adigoon gar gaar bidin ruuxa gacan ku siin kara abaal maanta uu gabay bari yaanu ku galin 🫣🙏🏻🥰

Ku qanacsanata Hal qof kaliya waa farxada 😀 aysan dareemayn kuwa khiyanolayaasha ahi 😔 my husband ❤️💍
29/08/2022

Ku qanacsanata Hal qof kaliya waa farxada 😀 aysan dareemayn kuwa khiyanolayaasha ahi 😔 my husband ❤️💍

Jacaylka intaad isiisay🥺❤️arlada gabigeed mayaalo 🔐❤️farxada aad ii bilawday😇💍👩‍❤️‍💋‍👨anaa kherygayku ku dhaafay ❤️🥀. . ...
13/08/2022

Jacaylka intaad isiisay🥺❤️arlada gabigeed mayaalo 🔐❤️farxada aad ii bilawday😇💍👩‍❤️‍💋‍👨anaa kherygayku ku dhaafay ❤️🥀. . . 💙🌍

U sacbi qofka ku baray xumaanta 🤷‍♀️ ka Dib xoog ugu Dharbaax  🫲si aad ugu xaqiijisid  in Aad Baratay…❗️😔
06/08/2022

U sacbi qofka ku baray xumaanta 🤷‍♀️ ka Dib xoog ugu Dharbaax 🫲si aad ugu xaqiijisid in Aad Baratay…❗️😔

Dadka ugu farxadda badan waa kuwa waxa  bixiya ee ma ahan kuwa wax qaata 🥰 dumo
15/07/2022

Dadka ugu farxadda badan waa kuwa waxa bixiya ee ma ahan kuwa wax qaata 🥰 dumo

Ka taxadir waxa dadka u sheegayso  saxbkaaga manata 👭 waxa uu noqon doona cadawgaaga bari🙏🏻✌️
10/07/2022

Ka taxadir waxa dadka u sheegayso saxbkaaga manata 👭 waxa uu noqon doona cadawgaaga bari🙏🏻✌️

22/06/2022

Intaan kaa helay qof kale k**a helin ❤️ my husband

Address

Https://her.is/2sABGYI
Hargeysa
2527

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when salmalajecleey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category