29/05/2026
πΏ KORMEERKA BEERAHA IYO XERYAHA XOOLAHA πΎ
Daryeel Agro-Veterinary Services π¨ββοΈβοΈ, waxay kormeer iyo baaritaan ku sameeyeen qaar ka mid ah beeraha ku yaalla degmada Galkacyo oo Ay qeybo kamid ah Mamulkeeda Hayso
βHadafka booqashada wuxuu ahaa qiimeynta caafimaadka dalagyada π iyo bixinta talooyin muhiim ah oo ku saabsan:
βπ± Caafimaadka Dalagga: Ka hortagga cudurrada iyo xakameynta cayayaanka π.
βπ§ Waraabka Casriga ah: Adeegsiga Nidaamka Biyo Tashiilka (Drip Irrigation).
βπ§ͺ Nafaqada Ciidda: Isticmaalka bacriminta
βπ Kobcinta Wax-soo-saarka: Daryeelka guud ee beeraha iyo xoolaha ππ.
βTeam Daryeel mar walba waxay diyaar u yihiin garab istaagga iyo horumarinta beeraleyda iyo xoolaleyda Soomaaliyeed .
βπ Kala Soo Xiriir
βπ± +252 905 292 974
βπ± +252 907 629 932
βπ± +252 907 413 629
β
Dr.Qeysar