Galmudug Civil Society Actors

Galmudug Civil Society Actors Daneeyeyaasha Bulshada Rayadka Ee Galmudug

1-Luuliyo iyo 26-Juun waa maalmo aad noogu dheer oo illaahay naga dulqaaday gumaystihii nahaystay
01/07/2022

1-Luuliyo iyo 26-Juun waa maalmo aad noogu dheer oo illaahay naga dulqaaday gumaystihii nahaystay

Bulshada Rayadka Galmudug waxay markasta ugu baaqdaa Bulsha weynta reer Galmudug iney nabada iyo xasiloonida ka shaqeeya...
07/06/2022

Bulshada Rayadka Galmudug waxay markasta ugu baaqdaa Bulsha weynta reer Galmudug iney nabada iyo xasiloonida ka shaqeeyaan si aan ugaarno nabad iyo barwaaqo,

24/05/2022

KASHAQEYNTA NABADA Galmudug

Hadaan nahay Bulshada Rayadka Galmudug waxan soo jeedineyna in aan kashaqeyno nabada iyo Dibuheshiisiinta deegaanadeena.

Hadaba anagoo isku duuban oo mid ah madax iyo shacaba hadaan nahay dadka reer Galmudug.

Waa in aan ka shaqayna nabada iyo xasiloonida gobolkeena iyo dadkeena reer Galmudug.

Nabada, Horumarka iyo wada noolaanshaha dadkeena wuxu kujira wadashaqeyteena iyo inaan isku tanaasulno

Wixi qalad kujiro ila saxa aad baad umahadsantihiin walaalayaal

15/05/2022

Bulshada Rayadka Galmudug hadaan nahay waxan leenahay aan ducayno umada soomaaliyeed si madaxweyne aamin ah, oo runsheeg ah, oo ucadaalad sameeya dadkiisa in illaahay noo soo saaro soo duceeya

Jilayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxay ugu baaqayaan oo cod dheer ku leeyihiin in umada soomaaliyeed ka digtoonaadaa...
04/05/2022

Jilayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxay ugu baaqayaan oo cod dheer ku leeyihiin in umada soomaaliyeed ka digtoonaadaan fayadhowrka iyo nadaafada deegaanadooda,
maadaama lagujiro xiliroobaadkii Guga ayna kadilaaci karaan cudurada faafa hadaan laga hortagin wasaqda iyo qashinka kuhoryaala iyo kuwa daadadku keenaanba,
Ugu dambayntii waxan leeya waa inaan iska kaashana kashaqaynta nadaafada iyo bilicda magaalooyinka iyo deegaanadeena aad baad umahadsantihiin walaalayaal.

01/05/2022

Jilayaasha Bulshada Rayadka Galmudug hadaan nahay waxan leenahay waa dhamaadka bishii barakeysneed ee rabadaan iyo ciidii oo fooda nagu soo haysa,

marka aan uduceyno umada soomaaliyeed in illaahay nabad iyo xasilooni iyo isfahan nasiiyo ee halmar illadhaha Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Hadaan nahay matalayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxan soo jeedineyna in doorashada si nabadgalyo iyo xasilooni ah la...
27/04/2022

Hadaan nahay matalayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxan soo jeedineyna in doorashada si nabadgalyo iyo xasilooni ah la,isugu doorto hoolka doorashada,
Marka waa in qashqashaada iyo fawdada laga daayo doorashada dalka aad baad umahadsantihiin walaalayaal

Matalayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxay soo jeedinayaan in ay doorashadu si nabadgalyo iyo xasilooni ah ku dhacdo q...
27/04/2022

Matalayaasha Bulshada Rayadka Galmudug waxay soo jeedinayaan in ay doorashadu si nabadgalyo iyo xasilooni ah ku dhacdo qashqashaada iyo fawdadana laga daayo umada soomaaliyeed

06/04/2022

Jilayaasha Bulshada Rayadka Galmudug hadaan nahay waxay ugu baaqayna umada reer Galmudug ee soomaaliyeed in ay nabada iyo xasiloonida ka shaqeeyaan

02/04/2022

Masha Allah waxan ugu hambalyeyneyna una soo dhaweynaya dhagaxdhiga dhismaha wadooyinka maanta laga dhagaxdhigay Gobolka Mudug ee maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug.

waxana marlabaad leenahay hadaan nahay bulshada rayadka galmudug halka kasiiwada horumarka iyo dhismaha wadooyinka maanta aad kabilowdeen Gobolka Mudug.

Bulshada maamulka Dowlad goboleedka Galmudug waxan leena garab istaaga oo taageera barnaamijka Horumarinta dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha reer Galmudug.

ugu dambayntii waxan leena hadaan nahay bulshada rayadka galmudug waad mahadsantihiin howlaha aad uhaysaan bulshada reer Galmudug walaalayaal.

Bulshada Rayadka Galmudug waxay ku baaqeysa in Nabada iyo Xasiloonida Gobolka loo hiiliyo, laga shaqeeyo, lawacyigaliyo ...
30/03/2022

Bulshada Rayadka Galmudug waxay ku baaqeysa in Nabada iyo Xasiloonida Gobolka loo hiiliyo, laga shaqeeyo, lawacyigaliyo bulshada Gobolka

Bulshada Rayadka Galmudug hadaan nahay waxan baaq iyo cod dheer ku leena dadka abaaruhu haystaan aan caawino wixi wax ha...
05/03/2022

Bulshada Rayadka Galmudug hadaan nahay waxan baaq iyo cod dheer ku leena dadka abaaruhu haystaan aan caawino wixi wax haysta ha caawiyaan dadka aadka uliita ee abaartu hayso waad mahadsantihiin

Address

Dusa Mareb

Telephone

+252615523963

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Civil Society Actors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category