Xanaano Agro-Vet Service

Xanaano Agro-Vet Service kusoo dhowaada page-ka rasmiga ah ee xarunta dawada xoolaha iyo beeraha ee XANAANO AGRO-VET SERVICE.

Subax wanaagsan.
02/02/2026

Subax wanaagsan.

Jimca wanaagsan.
30/01/2026

Jimca wanaagsan.

BESTQUIN 🐪 .Waa dawada dhugta ama dhukaanka hadba sida aad u taqaan.Waxay ka mid tahay dawada lagula tacaalo xanuunkaas....
29/01/2026

BESTQUIN 🐪 .

Waa dawada dhugta ama dhukaanka hadba sida aad u taqaan.
Waxay ka mid tahay dawada lagula tacaalo xanuunkaas.

Waxaadna ka helaysaa xarumaha kala dawan ee Xanaano Agro-Vet Service.

Mostarz. Waa dawo dulinka sare ee xoolaha loo adeegsado.Waxayna neefka ka saacidaysaa inuu ka disho dulinka sare sida; q...
25/01/2026

Mostarz. Waa dawo dulinka sare ee xoolaha loo adeegsado.
Waxayna neefka ka saacidaysaa inuu ka disho dulinka sare sida; qaniinka, shilinta, takarta IWM.

Habeen wanaagsan.

ULTIMAST IMM: Waa dawada candha bararka  ( Mastitis ) waa dawa amfacaysa caabuqa ku dhaca naasaha, waxaadna ka helaysaa ...
22/01/2026

ULTIMAST IMM: Waa dawada candha bararka ( Mastitis ) waa dawa amfacaysa caabuqa ku dhaca naasaha, waxaadna ka helaysaa xarumaha Xanaano Agro vet servive.

FG: Talo; dawa aad xoolaha aad u qaadayso ha noqoto mid dhakhtar ku siiyay markasta.

Cholivit-M  waa dawa vatimins iyo minarals ka kooban. waxayna neefka u furtaa cuntada "Appetite opens "Waxa kaloo siyaad...
21/01/2026

Cholivit-M waa dawa vatimins iyo minarals ka kooban. waxayna neefka u furtaa cuntada "Appetite opens "
Waxa kaloo siyaadisaa miisaanka neefka. Waxayna kamid tahay dawooyinka sadka vataminska ah ee aan sida joogtada ah u keeno xarunta Xanaano Agro-Vet Service

Watsapp number 0905212855.

15/01/2026

Dawada Weigt Gain waxay neefka u siyaadinaysaa misaankiisa, waxayna u furaysaa cuntada.
Waa dawo la isku halayn karo oo horay loo tijaabiyay, xarumaha kala duwan ee Xanaano Agro-Vet Service baad ka helaysaan.

Jimca wanaagsan.

● Dawada caalka Albenex 10% waa dawada ugu sarayse ee dulinka hoose ee xoolaha.● Bayticol dawada ugu saraysa dulinka sar...
10/01/2026

● Dawada caalka Albenex 10% waa dawada ugu sarayse ee dulinka hoose ee xoolaha.
● Bayticol dawada ugu saraysa dulinka sare xoolaha
● Opticol Eye. Dawada indhaha ee duunyada.
●Milk Booster dawa siyaadinaysa caanaha neefka iyo miisaankiisa.

Watsapp number 0905212855.

30/12/2025

Habeen wanaagsan.

Xanaano Agro-Vet Service

Barqa wanaagsan.Albendazole Tap 2500mg
30/12/2025

Barqa wanaagsan.

Albendazole Tap 2500mg

27/12/2025

Waxaa saaka nasoo gaartay dawada PENSTREP.

Wixii faahfaahin ah kala xiriira 0905212855.

Address

Milk Market Street
Bosaso

Telephone

+252907640011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaano Agro-Vet Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xanaano Agro-Vet Service:

Share

Category