Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center

  • Home
  • Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center

Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center, Veterinarian, Puntland, .

company🐄 BARWAAQOVET – Xanaanada & Daaweynta Xoolaha
🩺 Daaweyn, tallaal, iyo talo caafimaad oo xoolahaaga loogu talagalay
Nakala soxiri
📞 0907719394 / 0907774062

❄️ Xilliga Qaboobaha – Ilaali Xoolahaaga!🐄🐐 Xoolaha qaar ayaa la kulma xanuunka sambabka (CCP) iyo xaarka, gaar ahaan ne...
27/01/2026

❄️ Xilliga Qaboobaha – Ilaali Xoolahaaga!
🐄🐐 Xoolaha qaar ayaa la kulma xanuunka sambabka (CCP) iyo xaarka, gaar ahaan neefka tabarta daran.
🩺 Xarunta BARWAAQOVET waxay bixisaa:
✅ Daaweyn degdeg ah
✅ Talo caafimaad iyo tallaal
📞 Nala soo xiriir: 0907719394 / 0907774062
👉 Caafimaadka xoolahaaga waa mustaqbalkaaga!

Bottle Jaw waa xanuun halis ah oo xoolaha ku dhaca, kuna garto daanka hoose oo barara, kana dhasha gooryaan, liver fluke...
07/01/2026

Bottle Jaw waa xanuun halis ah oo xoolaha ku dhaca, kuna garto daanka hoose oo barara, kana dhasha gooryaan, liver fluke ama nafaqo yari.
💊 Waxaan ku haynaa daawada Bottle Jaw
👉 Daawo tayo leh oo wax ku ool ah, nala soo xiriir maanta si aad u badbaadiso xoolahaaga.

-Xarunteena Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center

"Caafimaadka xoolahaaga waa mudnaanteena"،

📍Xaruntu waxay ku taal aaga suuqa Caanaha Bosaso

Nagala soo xiriir : 907719394 / 907774062

OPTICLOX waa dawo indhaha ah oo loo isticmaalo xoolaha sida Geela,lo’da, idaha, iyo riyaha, kana caawisa: ✅ Caabuqa indh...
30/12/2025

OPTICLOX waa dawo indhaha ah oo loo isticmaalo xoolaha sida Geela,lo’da, idaha, iyo riyaha, kana caawisa:
✅ Caabuqa indhaha
✅ Indho biyo baxa
✅ Indho casaada & xanuun
✅ Ka hortagga infekshanka

-Xarunteena Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center

"Caafimaadka xoolahaaga waa mudnaanteena"،

📍Xaruntu waxay ku taal aaga suuqa Caanaha Bosaso

Nagala soo xiriir : 907719394 / 907774062

-Xarunteena Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center  Ee magaalada bosaso Waxa diyaar kuugu ah dhamaan Dawooyinka Kala...
27/12/2025

-Xarunteena Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center Ee magaalada bosaso Waxa diyaar kuugu ah dhamaan Dawooyinka Kala duwan Ee Xoolaha oo tayo leh. Sida ( Dawooyinka Dulinka, Dawooyin nafaqo iyo sidoo kale Dawooyinkii Caalka, Dawadii indhaha). Iwm.

"Caafimaadka xoolahaaga waa mudnaanteena"،

📍Xaruntu waxay ku taal aaga suuqa Caanaha Bosaso

Nagala soo xiriir : 907719394 / 907774062

24/10/2025

Maxaad ka taqaan magacyada daawooyinka ugu muhiimsan ee xoolaha lagu daaweeyo? 💊
Daawo video-gan oo aan shacabka kula falgalayo, si aan u barno daawooyinka saxda ah iyo isticmaalka habboon.

Hamoogaan xarunta daawada Xoolaha iyo Beeraha ee Barwaaqo-Xarunta Boosaaso

20/10/2025

Xarunta daawda xoolaha iyo beeraha Barwaaqo
Waxaad kaheli karta daawadii xolaha & Beeraha
Ee Boosaaso

Address

Puntland

Telephone

+252905019566

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo Veterinary & Agro Services Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Pet Store/pet Service?

Share