Rays Agrovet Company

Rays Agrovet Company We provide quality agro-vet products, animal health services, farm inputs & expert advice to support

Bad qabka geedka geed yar waa astaan na tuseeysa habsami u socodka dalaga baxaya.
09/01/2026

Bad qabka geedka geed yar waa astaan na tuseeysa habsami u socodka dalaga baxaya.

25/12/2025

Tijaabainta hab tacab-ka dalagyada waa mid joogta ah oo aan dhamaad lahayn.

24/12/2025

Dhirta waxay u baahantahay daryeel gaar ah xilliyada qaar.

23/12/2025

Tacabka calafka xoolaha waxa uu kaalin muhiim ah ka qaataa badqabka dhaqashada xoolaha ee dalka.

22/12/2025

Beeraha waxaa laga hoowl galaa subaxii h**e iyo galabkii.

21/12/2025

Tacabka calafka xoolaha (caws). Shirkada rays sida lagu heli karo calaf xoolaad oo Tayo iyo tiraba leh waxay ku bixisaa dadaalo fara badan.

20/12/2025

Dhul diyaarinta wacan waa aasaaska tacab guuleeysta

17/12/2025

Suaalaha ku taagan qofka beeraleyga ah waa in ay helaan aqoonyahan ka jawaaaba si xal loogu helo.

17/12/2025

Ganacsiga wax soo saarka beeraha waa dhaqaale si dhow loo sameeyn karo. Si dhaqaalahaas loo sameeyo Waxaa lagama maarmaan ah qodobada hoos ku xusan:
1- Qorahe si fiican looga baaraan degay.
2- Cilmi wax lagau soo saaro
3- Xoog iyo dhaqaale.

16/12/2025

Tusaale ahaan: waxaan heeysanaa wadan uu Allah u dhameestiray dhamaan qeyraadka dabiiciga ah. Maxaan kaga faa'iideysan la'nahay?

15/12/2025

Ganacsiga beeraha waxaa laf dhabar u ah:
1- Dhul beereed sax ah(carro meadow).
2- Qalab beeraha looga shaqeeyo diyaarintooda.
3- Aqoon beereed.
4- Suuq beeraleeyda uu isku haleeyn karo.
5-Biyo.

Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rays Agrovet Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category