Qolka kaftanka iyo kala fadeysi ali geedi

Qolka kaftanka iyo kala fadeysi ali geedi Banadir mogdisho banadir somaliya

07/02/2025
06/02/2025
Dalka Maraykanka ayaa shaaciyey in 1,445,549 oo qof loo masaafurin doono dalalkooda, waxaana kamid noqon doona 4,090 qof...
28/01/2025

Dalka Maraykanka ayaa shaaciyey in 1,445,549 oo qof loo masaafurin doono dalalkooda, waxaana kamid noqon doona 4,090 qof oo Soomaali ah, halka dalka Honduras uu yahay midka ugu badan oo loo celin doono 261,651 qof.

28/01/2025
Alle hawnaxariiste waxa Magalada Muqdisho ku geeriyootay Farxiya oo ahayd Xaaska Fannaanka Dayax Dalnuurshe sida ay qora...
08/01/2025

Alle hawnaxariiste waxa Magalada Muqdisho ku geeriyootay Farxiya oo ahayd Xaaska Fannaanka Dayax Dalnuurshe sida ay qorayaan warbaahinta Magalada Muqdisho.

Warbaahinta Caalamka ugu waaweyn oo si weyn u qoreysa in Trump uu aqoonsan doono   Somaliland Dawlada Madaxbanan .waxaan...
20/12/2024

Warbaahinta Caalamka ugu waaweyn oo si weyn u qoreysa in Trump uu aqoonsan doono Somaliland Dawlada Madaxbanan .waxaana La filayaa Horaanta Sanadka cusub In lagu dhaqaaqi Doono Hawlgalka Arintani
Somaliland Ayaa Calamka Mudo 33 Sanno Ka Raadinaysa Aqoonsi Dadka Ka Faalooda arimaha Siyaasad Somalida Ayaa arinta Ku Tilmaamay Fursada Muhiim U Ah Bulshada Reer Somaliland

Address

Tabelaha
Mogadishu
111425654321575

Telephone

+252615470383

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qolka kaftanka iyo kala fadeysi ali geedi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qolka kaftanka iyo kala fadeysi ali geedi:

Share