Yaanbo Agritech

Yaanbo Agritech Supplier of high quality of greenhouse and drip irrigation materials, farming equipments and hand tools. WhatsApp +252619429499 Email:[email protected]

Geedo qurux badan oo nadiifiya deegaanka, ku habboon guri, xafiis iyo ganacsi.✨ Daryeel fudud • Tayo sare • Qurux dabiic...
21/01/2026

Geedo qurux badan oo nadiifiya deegaanka, ku habboon guri, xafiis iyo ganacsi.
✨ Daryeel fudud • Tayo sare • Qurux dabiici ah
✨ Qurux • Deegaan caafimaad leh


NPK DESPER – Xalka Dhabta ah ee Dalag Wax-soo-saar Badan🌱 NPK DESPER waa bacrimin tayo sare leh oo ka kooban nafaqooyin ...
16/01/2026

NPK DESPER – Xalka Dhabta ah ee Dalag Wax-soo-saar Badan
🌱 NPK DESPER waa bacrimin tayo sare leh oo ka kooban nafaqooyin isku dheelli tiran, loona sameeyay in ay daboolaan baahida dalagga marxalad kasta oo koritaan ah.
✔️ 100% biyo ku milma
✔️ Low EC – ma gubto xididdada
✔️ Ku habboon dhammaan dalagyada
🔰 NOOCYADA NPK DESPER & SHAQADOODA
✅ NPK 15-30-15 + TE
🔹 Ku fiican bilowga dalagga
🔹 Xoojiya xididdada & aasaaska geedka
🔹 Ka caawiya dhirta inay si degdeg ah u istaagto
👉 Lagu taliyay: marka la beero ama la tallaalo
✅ NPK 12-6-50 + TE
🔹 Kordhiya midho-dhalka & bislaanshaha
🔹 Weynaysa miraha, hagaajisa midabka & dhadhanka
🔹 Yareeya daata midhaha
👉 Lagu taliyay: marxaladda dambeysa ee dalagga
✅ NPK 30-10-10 + TE
🔹 Xoojiya koritaanka caleenta & jirridda
🔹 Siinaya dhirta cagaar xooggan
🔹 Kordhiya awoodda sawir-qaadista (photosynthesis)
👉 Lagu taliyay: koritaanka degdegga ah
⭐ MAXAA LOO DOORTAA NPK DESPER?
✔️ Nafaqooyin dhameystiran (TE)
✔️ Natiijo degdeg ah
✔️ Wax-soo-saar badan
✔️ Tayo caalami ah
📞 Nala soo xiriir maanta 61 9429499
🌿 Yaanbo Agritech – Beero Casri ah, Mustaqbal Wanaagsan

Canbuulo aan macsaro lagu darin waa bilaashQalab-beereed bacrimin (NPK) waraabin (drip)mashiinno beeraha & aqal-dhir.Had...
08/01/2026

Canbuulo aan macsaro lagu darin waa bilaash

Qalab-beereed bacrimin (NPK) waraabin (drip)
mashiinno beeraha & aqal-dhir.
Haddii aanay ka iman Yaanbo Agritech, qiimo ma leh.

👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀
04/01/2026

👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀

🧪 Waa maxay UniKey AMINO MAX 45?Waa amino acids aad u sarreeya (45%) oo dhirta si degdeg ah u nuugto. Waxaa loo isticmaa...
04/01/2026

🧪 Waa maxay UniKey AMINO MAX 45?
Waa amino acids aad u sarreeya (45%) oo dhirta si degdeg ah u nuugto. Waxaa loo isticmaalaa:
In la xoojiyo koritaanka
In dhirta looga caawiyo walbahaarka (kulayl, abaar, sun cayayaan, iwm)
In la kordhiyo miro iyo ubax tayo leh
🌱 Faa’iidooyinka Ugu Muhiimsan
✔️ Dedejiya koritaanka caleenta & xididka
✔️ Kordhiya midabka cagaaran (chlorophyll)
✔️ Yareeya walbahaarka dhirta (stress)
✔️ Kordhiya dhalidda & tayada miraha
✔️ Ka caawiya dhirta inay si fiican u nuugto bacriminta kale (NPK, Calcium, iwm)
🌾 Dalagyada Lagu Isticmaalo
Khudaar: yaanyo, basal, qajaar, basbaas
Geedo miro: liin, canbe, tufaax, moos
Dalag beer: galley, sarreen
Ubax & dhir qurxin
Greenhouse & beer furan labadaba
💧 Qaabka Isticmaalka
1️⃣ Buufin (Foliar spray)
20–30 ml / 20 litir biyo
Ku buufi caleenta
7–14 maalmood kasta
2️⃣ Waraabin (Drip ama soil)
1–2 litir / hektar
Lagu qaso biyaha waraabka
⏰ Goorta Ugu Wanaagsan
✅ Marxaladda koritaanka h**e
✅ Kahor ubax & miro samays
✅ Ka dib stress (kulayl, cayayaan, sun)
✅ Marka dalagga daciifo
⚠️ Talooyin Muhiim ahHa ku darin sun copper ama sulfur xoogganKu isticmaal subax h**e ama galabHa badin qiyaastaSi fiican u rux ka hor isticmaalka

Dhir Dhabici aan daryeel joogto ah kaaga baahneyn ayan goobtada ganacsiga iyo Xafiiskaaga ba kuugu cagaarineynaa 💚🌿🌳🌴💚  ...
22/12/2025

Dhir Dhabici aan daryeel joogto ah kaaga baahneyn ayan goobtada ganacsiga iyo Xafiiskaaga ba kuugu cagaarineynaa 💚🌿🌳🌴💚


Buy 3 plants to get 2 free plants.
20/12/2025

Buy 3 plants to get 2 free plants.

Greener your home and your business with indoor plant Dieffenbachia.
09/12/2025

Greener your home and your business with
indoor plant Dieffenbachia.

🚨 Big Update from Growtech Antalya 2025! 🚨Our CEO Muhsen Hirabe  at Growtech Antalya– the world’s leading trade fair for...
27/11/2025

🚨 Big Update from Growtech Antalya 2025! 🚨
Our CEO Muhsen Hirabe at Growtech Antalya– the world’s leading trade fair for greenhouse technology and agricultural innovation – taking place in Antalya, Türkiye! 🇹🇷🌿
He’s meeting top global suppliers, exploring groundbreaking solutions, and strengthening strategic partnerships to bring the very best to our farmers.
Live from the halls, he’s seeing:
🌡️ State-of-the-art greenhouse structures & automation
💧 Smart irrigation systems and precision water management
⛏️ Powerful borehole pumps and water infrastructure
🌱 Premium seeds from the world’s best breeders
🧪 Advanced fertilizers & biostimulants
🛡️ Latest biological and chemical plant protection products
Stay tuned – big announcements and new collaborations coming soon that will directly benefit your farms with higher yields, lower costs, and more sustainable production! 💪

.Face shield  Wajiga ka difaaca buufinta kimikooyinka iyo cayayaanka. Goggles  Indhaha ka ilaaliya boodhka iyo kimikooyi...
13/11/2025

.Face shield Wajiga ka difaaca buufinta kimikooyinka iyo cayayaanka. Goggles Indhaha ka ilaaliya boodhka iyo kimikooyinka. Galoofis Gacmaha ka difaaca bacriminta, kiimikooyinka, iyo qodxaha.

Waa qalab badbaado beereed oo lagama maarmaan u ah shaqada beeraha.

Address

Mogadishu

Telephone

+252610880500

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaanbo Agritech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yaanbo Agritech:

Share