Veterinary First Aid Association VEFA

Veterinary First Aid Association VEFA Vefa association is a forum for communication and coordination among animal farming, universities,

11/11/2023

BISMILLAH
Mid kamid ah Dhaqaatirta ka howl gasha VEFA-Association oo kormeer shaqo u tagay Tuulada Qalimow oo hoos tagto Jowhar sh/dhexe-Somalia.
Dr.ka wuxuu indha Indhayn iyo Baaritaan ku sameeyay Xoolaha isago Isticmaalaya parameters Kala duwan.

Ugu dambayn Dr.Munasar Ibraahim wuxu kala bixiyay waxa uu soo arkay wuxuuna baaq u diray Xoola dhaqatada si ay ugu feejignaadaan Cudurada ayay Xoolaha iyo Bini aadamka kala qaadan.

VEFA-ASSOCIATION.

Wax kasta in bananka laga keeno ma  hormarbaa
25/09/2023

Wax kasta in bananka laga keeno ma hormarbaa

Transmission of Monkey pox
12/06/2023

Transmission of Monkey pox

II World Veterinary Day 29-4-2023 IIXaqiiqatan wax sahlan maahin Neef qufkii lahaa aan ka warqabin in Baaritaan[Diagnosi...
29/04/2023

II World Veterinary Day 29-4-2023 II

Xaqiiqatan wax sahlan maahin Neef qufkii lahaa aan ka warqabin in Baaritaan[Diagnosis] loo sameyo Xanuunki haayay la ogaado,Deetane Daawo la siiyo.

In had iyo jeer laga warqabo Caafimadka xoolaha waxay saro u qaadaysaa Caafimadka Bani aadamka.

Hambalyo Dhakhatiirta Caafimad xoolaha oo runtii U dhabar adaygay la tacaalida Xanuunada Xoolaha sameeyay si ay saro ugu qaadaan Caafimadka xoolaha.

Runtii waxaad qabaten Howshii Wazaaarada Xanaannada xoolaha laga rabay in ay qabato.
Guulaysta Insha ALLAH

Dr-Munasar Ibrahim Ali
Dr-Abdullahi Mohammed Hassan
Dr-Hussein Mohammed Salah
Dr-Hussein Hassan Adan
Dr-Mohamed Hassan
Dr-Ahmed Abdi Hussien
Dr-Adam Osman M Sharawe
Dr-zakaria Abdifitah

EEBE ha idiin barakeeyo🤲🤲

16/02/2023

TOOTH #

||THE HEART OF BLUE WHALE||
16/11/2022

||THE HEART OF BLUE WHALE||

[BISMILLAH]Manta oo ay taarikhdu tahay 29/9/2022,Gudoomiyaha Ururka Dr. Zakaria Abdifatah Ahmed  markuu  arkay Baahiyaha...
29/09/2022

[BISMILLAH]
Manta oo ay taarikhdu tahay 29/9/2022,
Gudoomiyaha Ururka Dr. Zakaria Abdifatah Ahmed markuu arkay Baahiyaha Loo qabo in la dar-dargeliyo howlaha baaxada weyn ee horyaala ururka gargaarka degdega ee xanaanada xoolaha Uuna tixgiliyay Aqoonta iyo waayo- aragnimada mas' uuliyiinta la magacaabayo.
1.Waxaa Mr.Feisal Abdulkadir sheikh Nur loo magacaabay AGAASIMAHA GUUD Ee Ururka VEFA.
2.waxaa Mr. Hussein Hassan Adan loo magacaabay LATALIYAHA Ururka VEFA.

Waxan rajaynayaa Mas'uuliyiinta la magacaabay sida ugu fudud in ay u howlgalaan Insha allah.

Veterinary First Aid Association VEFA

25/08/2022

Beak trimming is a preventive measure to reduce damage caused by injurious pecking such as cannibalism, feather pecking and vent pecking, and thereby improve livability.

21/08/2022

||Linkage between rabies and hydrophobia||

1-Virus enters via animal bite.
2-Virus replicates in muscle at site of bite.
3-Virus infects nerves in the peripheral nervous system moves by retrograde transport.
4-Virus replicates in dorsal root ganglion and travels up spinal cord to brain.
5-Brain infected.
6-Virus travels from brain via nerves to other tissues such as Eye, Kidney and Salivery glands.

Farxad ayay inoo tahay in oo guul noogu so dhamaado Seminarkii ku saabsanaa [ Poultry Farming] oo ay wadajir ku bixiyeen...
18/08/2022

Farxad ayay inoo tahay in oo guul noogu so dhamaado Seminarkii ku saabsanaa [ Poultry Farming] oo ay wadajir ku bixiyeen.
Dr.Zakaria Abdifatah Ahmed
Dr.Abdiqani Hussein Mohamed
Drs.Najma Abdullahi Mohamed
Waxan rajaynaynaa in ay ka faa idaysten asxabtii kaso qaybgashay.
-Association.

Address

Maka Almukarama
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+97450025296

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Veterinary First Aid Association VEFA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Veterinary First Aid Association VEFA:

Share