Kulan Agro-Veterinary

Kulan Agro-Veterinary We serve animals, animal owners and farmers.

28/11/2022

Subax wanaagsan Macmiil

Kulan Agro-Veterinary waxay kuu diyaarisay adeeg cayayaan buufinta oo ay kuugu fulinayso si aad u tayo fiican islamarkaana ay kuu shaqaynayaan cid khibrad iyo aqoonba u leh adeega ay kuu fulinayaan.

Fadlan nagalasoo xidhiidh:

634336466 ama 659773640

Kulan Agro-Veterinary Maku dhibtay oo hurdadii makuu diiday Kutaan, Tagfi, Kaneeco iyo cayayaanka la mid ah.Macmiil waxa...
13/07/2021

Kulan Agro-Veterinary

Maku dhibtay oo hurdadii makuu diiday Kutaan, Tagfi, Kaneeco iyo cayayaanka la mid ah.

Macmiil waxaanu kuu haynaa daawooyin tayadooda la hubo iyo shaqaale xirfad sare u leh buufinta cayayaanka ku dhasha guryaha, Huteelada iyo goobaha ganacsiga.

Fadlan nagalasoo xidhiidh Telefoonada kala ah:
063-4336466 0634319950 0634304275 ama 0659773640

Daawooyin tayo leh iyo dhakhaatir diyaara( talobixin caafimad)    waxaa kale oo diyaara siidhkii beeraha iyo adeegyo kal...
08/07/2021

Daawooyin tayo leh iyo dhakhaatir diyaara( talobixin caafimad) waxaa kale oo diyaara siidhkii beeraha iyo adeegyo kale oo la xidhiidha beeraha iyo xoolaha

30/12/2020

Bilihii ugu danbeeyey deegaaano badan oo ka tirsan somaliland iyo dhulka ismaamulka somalida ee Ethiopia waxaa ka dhacay xanuun aafeeyey xoolo dhaqatada deegaamadaa gaar ahaan geelayda. Xanuunkan dadka xoola dhaqatada ahi magacayo badan oo kala duwan ayey ugu yeedhaan. Deegan walba magac baa looga yaqaanaa. Magacyadaa waxaa ka mida. Gable. Gambis. Wadna gariir. Xanuunka illaa hada majiro cadaymo baadhitaan oo loo sameeyey xanuunkani wuxuu h**e u dhacay sanadkii h**e ee 2020 bishii sadexaad(march) xilagaa waxaa jiray baadhitaano dhimashada Ka dib loo eegay calamadaha jidhka (post-mortem) xiligaa waxaa lagu arkay (myiasis) sangaale. DrIbrahim Ahmed Saleeban isuduwaha gobalka saraar oo xiligaa sameeyey. -mortem. Sangaalaha(Mysiais) wuxuu sababikaraa neefqabasho taas oo keeni karta dhimasho degdeg ah ( acute dead) daawaynta. Xanuunkan waxaa lagu daaweeyaa. Invermectin (dawo maqaar) Waa daawada kaliya ee ugu mihiimsan. Waa loo raacinkaraa daawooyinka antibiotics ( penstrep) ama daawada looyaqaan oxy cad

Dr Mohamed Abdi Abdilahi.

Address

Near Ilays Enterprise Head Quarter
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Agro-Veterinary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulan Agro-Veterinary:

Share

Category