27/01/2026
❄️ Xilliga Qaboobaha – Ilaali Xoolahaaga!
🐄🐐 Xoolaha qaar ayaa la kulma xanuunka sambabka (CCP) iyo xaarka, gaar ahaan neefka tabarta daran.
🩺 Xarunta BARWAAQOVET waxay bixisaa:
✅ Daaweyn degdeg ah
✅ Talo caafimaad iyo tallaal
📞 Nala soo xiriir: 0907719394 / 0907774062
👉 Caafimaadka xoolahaaga waa mustaqbalkaaga!