18/11/2025
Waxa laga so saaray baco, xashiish, jawaano iyo qashin badan oo gaaraya 7kg, kadib marki lagu sameeyey qalliinka loo yaqaano "Rumenotomy" .
Xarunta daaweynta iyo qalliimada xoolaha ee Duunyo Veterinary Adado, waxay si bilaash u fulisaa si joogta ah qalliimada bacaha.